Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xuska Maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May oo ku beegnayd maalintii arbacada ee doraad ayaa dalka Jabuuti si wayn looga xusay.
Munaasibad aab u balaadhan oo u soo qaban qaabiyay Safiirka Somaliland u jooga dalka Jabuuti isla markaana ay ka soo qayb galeen wasiirro ka tirsan Xukuumadda dalka Jabuuti Madax ka socotay safaaradaha Itoobiya iyo Faransiiska,madax ka socotay Urur goboleedka Igad iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan ayaa kala qayb galay debbaal degga jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Jabuuti ay ku xusayeen maalinta qaranmada Somaliland ee 18,May oo sanadkan ahayd 25 guuro.
Hadaba halkana ka daawo sida dalka Jabuuti looga xusay maalinta qaranimada Somaliland.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland