Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayay oo muddo maalmo ah socdaal shaqo ku joogay dalka Imaaraadka Carabta ayaa galabta fiidkii dalka ku soo noqday.
Madaxweynaha Somaliland oo si wayn dalka loogu soo dhaweeyay,ayaan la hadal warbaahinta isla markaana hadalkisa u dhigtay xuska 18 May Maalinta qarannimada Somaliland oo ku beegan maalinta arbacada ee todobaadkan.
hadaba halkan ka daawo soo noqoshada Madaxeyne Siilaanyo iyo sida loo soo dhaweeyay.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland