Hargeysa(Xogsoormedia.com) cuqaasha waxgaradka iyo dhalinyarada Beesha Biya-Maal ee magaaalada Hargeysa oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa bayaan ka soo saaray xasuuqii Shabeelaha Hoose.
Waxaana Bayaankaa Warbaahinta U Akhriyay Cheif Caaqilka Guud ee beesha Biya Maal ee Magaalada Hargeysa Maxamad Maxamuud Ibraahin waxaanu bayaanku u dhignaa sidan:———
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan
Wariye: Khadar Maxamad Xaashi (Khadarhoryaal)