Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xildhibaan Maxamad Faarax Qabiile, oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in ay mooshinka keenayaan Dekada Iyo Haamaha Shidaal.
Xildhibaanada oo mooshinka keenaya dekada Barbara sheegayna in dakead hore Xasan Sheekh u saxeexay ”Tan iyo markii Madaxweyne Siilaanyo, uu 23-kii Febarwari uu shirkii ugu horeyay kaga qayb galay, ee uu yidhi qadiyada Somaliland halka ay gashoba, waan inoo galaya, waxaynu dabaalaynay badweyn imikase halkii aynu ka soo noqon laheyn ayaa adag, Markaa Madaxweyne Siilaanyo inuu bartii ka soo noqdaa waa ay adag tahay”
Mugdigaa si aanu meesha uga saaro, golaha Wakiiladu waxaa uu go;aanku gaadhay inuu adkeeyo shuruucda dalka mooshinkii HAAMAHA IYO KII DEKADUBA WA AY YAALAN”
”Siduu dhigaayo qodobka 53aad ee dastuurka qaranka Somaliland, farqadiisa saddexaad hishiis dawlada amase mid, caalamiya, ama mid goboleed, golaha sharci dajinta koobaad ee golaha wakiilada, ayaa ansixinaya, waxaanay darsanaay wixii mudo daro ah iyo munaafacaada, wuxuu u leeyahay kaabayaasha qaranka, boqolkiiba shan iyo todobaataan, waxay ku xidhan yihiin marsada Barbara, markaa hishiiska Haamaha shidaalka iyo kan dekada Barbara waxanu ka keenaynaa mooshin anaga oo adeegsanayna awoodayada sharci”
Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan
Wariye: Khadar Maxamad Xaashi (Khadarhoryaal)