Gabadh Soomaaliyeed oo dayar ayaa la sheegay inay dab isku qabad siisay Jasiirad Nauru ee ku taala Bartamaha badweynta Pacific-gga.
Gabadhan yar ee Soomaaliyada ah oo aan ila hada la shaacin magaceeda iyo asal ahaan dalka ay ka soo jeedo ayaa waxaa ay magan galiyo doon weydiisatay dawladda Australia
Gabadhaani iyo Soomaali kale ayaa Dalkaasi ku galay doonyo la sheegay inay ahaayen kuwo sharci darro ah, sidaana ay ku muteysteen ciqaabta ah in Jaziirada lagu sii haayo.
Dadkii goob jooga yaasha ahaa ee ka agdhawaa goobta ay gabadhan yari isku gubtay uu yahay mid la xiriira aqbalaada iyo sharciyadeeda.
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland
Khadarhoryaal@gmail.com