Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe)ayaa Xukuumadda Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo gadhwadeenka ka yahay waxaa uu ku dhaliilay in ay ku fashilantay siyaasadda arrimaha dibadda,waxaanu ku taliyay in la joojiyo wada hadalka ay Somaliland la waddo Soomaaliya oo uu sheegay in uu yahay mid aan xilligan loo baahnayn.
hadaba halkan ka daawo
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Xogsoormedia.24@gmail.com
abafgaab@hotmil.com
Hargeisa Somaliland