Saraakiil Sar Sare Oo Ka Socda Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Maamul Goboleedka Puntland Ku Wareejiyay Gaadhi Dhawaan Ay Qabteen Ciidanka Qaranku

0
456

Hargaysa (Xogsoormedia.com)-  Sarakaal  Ka Socota  Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ahna  La Taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Xasan Cigaal  oo ay  weheliyo Af-Hayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha  Jamaal Cabdi Muxumed oo Khamiistii  Todobaadkii  Hore  ka anbo baxay  Magaalada  Hargaysa ee caasimada  Somaliland   Ayaa Si Rasmiya Gacanta Ugu Galiyay Saraakiisha Maamulka Puntland Gaadhi Uu  lahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland  oo Dhawaan Uu Kala Soo Baxsaday Darawalkiisu  lana soo  galay  Somaliland isla markaana ay gacanta ku  dhigeen  Ciidamada Qaranku.

Iyadoo  ay dawlada  Somaliland  ay  ilaalinayso  daris wanaaga iyo nabad galyada  labada dhinac ee Somaliland iyo Dawlad goboleedka maamulka puntland.

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland 

Khadarhoryaal@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here