Hargeysa(Xogsoormedia.com) Nin Sheegey Inuu Manaan Ku Arkey Siyaad Bare Kana Soo Qaaday Fariin Kala Jareysa Somaliland Iyo Soomaaliya
ninkan oo ah oday waayeela oo degan magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay inuu manaan ku arkey Madaxweynihii talada dalka laga tuuray ee Siyaad Bare kana soo qaaday fariin kala jareysa Somaliland iyo Soomaaliya
Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan
Wariye: Khadar Maxamad Xaashi