Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa eedda khi;aafka isaga iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen dusha u saaray Guddoomiye Ku-xigeenkii uu sheegay in uu xilka ka qaaday ee Cali Guray oo uu ku eedeeyay in uu isagu isku diro oo uu midba war u sheego.
Waxaa kale oo uu Guddoomiye Faysal markii ugu horraysay caddeeyay in Kulmiye uu tartan ka dhexeeyo isla markaana UCID u taagan tahay in ay la tartanto asxaabta kale ,waxaanu intaa ku daray in Jamaal Xisbiga wax gashaday oo uu xaqw u leeyahay in uu tartamo iyo in uu doodaba waxaanu Cali Guray si cad ugu sheegay in uu ka dhex boxo arrimaha UCID.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland