Hargeysa(Xogsoormedia.com) Axmed Dayr Caydiid Agaasimihii hore ee wasaarada ganacsiga ee dawladii Udub oo xukuumada iyo gudida abaarahaba ugu baaqay inay biyo xidheeno ka sameeyaan guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland
Si looga baxo biya la’aanta iyo cunto la’aanta baahsan ee heysata dadka reer Somaliland wakhtiga jilaalka.
Halkan Ka Daawo: Warkaas Oo Faahfaahsan
Wariye: Khadar Maxamad Xaashi