Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Sheekh Cabdiraxmaan Saleebaan Bashiir oo ka mid ah Culimada waawayn ee dalka Jabuuti laakiin dalka dibadiisa ku nool,ayaa ka hadlay doorashada Jabuuti oo uu sheegay in ay tahay Doorasho la mood aan doorasho ahayn
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland