“Goormuu Ud Goonaaday’ Sawkii Ufta Lahaa”Musharax Jamaal Cali Xuseen

0
350

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen,ayaa sheegay in aanu aqbalayn ergo dhex dhexaadineed oo ka garnaqda ama wada hadal isugu keenta isaga iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Waxaa kale oo uu ku eedeeyay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda KULMIYE iyo Ganacsato reer Somaliland ah in ay Faysal Cali Waraabe u adeegsanayaan bur burinta Xisbiga UCID

Hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here