Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana ah mudane ka tirsan xisbiga muranka badani ka dhex aloosan yahay ee Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Madaxweynaya Somaliland Axmed Siilaanyo iyo labada Xisbi ee kale ee KULMIYE iyo WADDANI ugu baaqay in ay xalka UCD gacan ka geystaan isla markaana ay ka hor tagaan in Xisbigu u burburo khilaafka hadheeyay.
waxaa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay in xalinta khilaafka UCID loo maro xeerka nidaamka Asxaabta qaranka iyoxeerka Xisbiga.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland