Halkan Ka Daawo: Boqor Maxamad Oo Ah Gudoomiyaha Qaadhanka Jidka Ceerigaabo Oo Ka Warbixiyay Halku Marayo Dhismaha Jidka Togdheer Iyo Sanaag

0
297

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Boqor Maxamad Boqor Cali Ducaale ka mida boqorada gobolka Sanaag ahna, gudoomiyaha qaadhaan ururinta wadada Ceerigaabo ayaa ka hadlay halka uu maraayo dhismaha jidka ceerigaabo.

oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan

Wariye: Khadar Maxamad Xaashi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here