Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xuseen Siciid Warsame tababaraha ciyaaraha fudud ee ciidanka booliska Jamhuuriyada Somaliland oo maanta warbaahinta la hadlayay ayaa shaaca ka qaaday in dawlada Jabuuti ay qoratay laba ka mida orod yahanada qaranka Somaliland kana tirsan ciidanka booliska.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan
Wariye: Khadar Maxamad Xaashi (Khadarhoryaal)