Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Maxkamadna ma tegi karaan ee way iska hadlayaan Cali Gurayna aniga ayaa magacaabay” sidaa waxaa jawaabtiisa ku bilaabay Eng Faysal Cali Waraabe oo ka jawaabayay shir Jaraa’id oo ay ku eedeeyeen Gudoomiye ku-xigeenka Sadexaad ee Xisbiga UCID Cali Guray iyo Xubno kale oo uu deedafeeyay Guddoomiye Faysal in ay awood u leeyihiin in ay magaca xisbiga ku hadlaan.
Hadaba halkan ka dhegayso.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland