Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Wasiirudawlaha Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac oo intaanu Xukuumadda ka mid noqon ka mid ahaan jiray siyaasiyiinta ugu ad adag ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isla markaana dhaliilo badan u jeedin jiray Xukuumadda Somaliland iyo Xibigeeda KULMIYE,ayaa imika ul jeestay dhaliisha xisbigii uu dhawaanta ka yimi oo uu durba ku tilmaamay mid aan siyaasad wanaagsanayn.
hadaba kalkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland