Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xuseen Axmed Caydiid,ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay in dagaal ay dartii u galeen in uu kaga baxay isla markaana aanu wax talo ah kala yeelan.
Waxaa kale oo uu intaa ku daray in haddii cid la raali galinayo in ay tahay in isaga iyo garabkiisa in uu Siilaanyo raali galiyo laakiin aanay iyagu raali galin bixinayn.
Waxaa kale oo uu sheegay in ay Muuse isku seegeen difaacidda musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo isla markaana Madaxweynuhu aanu waxba ka waydiin ama kala tashan tanaasulka uu Muuse uga tanaasulay musharaxnimadiisa.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeysa Somaliland