Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde,ayaa sheegay gurmad taakulayn dhnka abaaraha ah oo ay maabta u kala qaadayaan deegaano ay abaartu halakaysay.
Waxaanu sheegay in ay gurmadka taakulaynta abaarta ee maanta dadaka la gaadhsiinayo in ay kala hoggaaminayaan Maxadweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo Wasiir Warancadde.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Xogsoormedia.24@gmail.com
Hargeisa Somaliland