Halkan Ka Daawo: Laba Qarax Oo Gilgilay Garoonka Diyaaraduhu Ka Haadan E e Magaalada Brusells Iyo Kala Firxadkii Dadka

0
392

Brusells(Xogsoormedia.com) Waxaa maanta laba qarax oo kala duwan oo xoogani ay ka dhaceen garoonka diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada Brusells ee caasimada dalka Biljimka.
labadan weerar ee is xig xigay ayaa inta la og yahay ay ku dhinteen dad gaadhaya ilaa 3 rux halka 11 kalan ay ku dhaawacmeen.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here