“Nin Hargeysa Casiir Ku Cabbaya iyo Nin Gaadhi A/C Leh Wataa Waxba Kama Oga Duruufta Halkan Taalla’ Inamadiina Iyo Daasadihiinana Waanu Idiin Soo Celin Doonaa” Suldaan Cumar Suldaan Maxamed

0
343

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Suldaanka Guud Ee Beesha Gobolka Hawd Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax,ayaa Gudiga Doorashooyinka ku eedeeyay in aanay waxba ka dhegaysan isla markaana aanay eegin duruufaha ku gedaaman Diiwaan galinta Codbixiyeyaasha iyo saamaynta abaarta.

waxaanu intaa ku daray haddii ay Gudiga Doorashooyinku aqbali waayaan hadalkooda iyo talada ay soo jeediyeen in aanay waxba ka soconayn oo iyaguna ay joojinayaan diiwaan galinta ka socota gobolka Hawd.

hadaba hadalka Suldaan Cumar halkan ka dhegayso.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here