“Sadex Maalmood Ayaan Ooyay Intaan Noolaa Maantana Waa Ka Mid.” Guddoomiyaha Gobolka Awdal

0
314

Boorama(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax),ayaa si damqasho leh oo adag uga hadlay abaarta baahsan ee ka jirta gobolka Awdal oo uu tilmaamay in ay halis ku hayso dadka iyo duunyadaba.

waxaanu caddeeyay in abaarta jirtaa ay geysatay dhiamashada dad iyo duunyo labadaba waxaanu baaq u diray  guud ahaan bulshada Somaliland gudo iyo dibadba iyo Xukuumadda xilka Haysa iyo beesha caalamkaba.

Waxaanu ALLE ka baryay in uu Raxmaadkiisa ugu deeqo dadkiisa oo uu u naxariisto.

hadaba halkan ka daawao qaylo dhaanta Guddoomiyaha Gobolka Awdal.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here