Buuhoodle(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland mudane Ciise Axmed Kaarshe Xaglatoosiye oo warbaahinta la hadlaayay ayaa sheegay in uu horjoogaha Khaatumo Cali Khaliif uu yahay fulay oo aanu colaadna waxba uga tareyn dadka walaalaha ah ee reer Buuuhoodle
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan