Hargeysa(Xogsoormedia.com) Masuuliyiinta wasaarada arrimaha gudaha Somaliland iyo taliyaha laanta socdaalka oo maanta warbaahinta kula hadlayay xarunta wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ayaa dadka ajaanibta ah ee sharci darada wadanka ku jooga ugu baaqday in ay isdiwaangaliyaa.
Halkan Ka Daawo: Warkaas Oo Faahfaahsan