Berbera (Xogsoormedia.com) Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa si wayn oo aan loo kala hadhin loogu soo dhaweeyey degmooyinka iyo deegaanada hoos yimada gobolka Saaxil
Iyaga oo dadweynaha degmooyinkaas iyo deegaanadaas ku nooli ay mujiyeen taageerada ay la garab taagan yihiin xisbiga Kulmiye.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland