War Deg Dega
Dhaymoole(Xogsoormedia.com) Ciidanka Booliska ayaa deegaanka Dhaymoole ku soo qabtay dableydii dishay taliyihi qaybta booliska ee gobolka Saaxil, ciidanka booliska iyo gaadhi ay ku baxsanayeen.
dableydan ayaa waxaa imika loo soo dhaadhicinaya magaalada Barbara ee xarunta gobolka Saaxil.
warkan oo0 uu xaqiijiyay taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iiman waxaanu taliyuhu intaas ku daray in dablaydan iyo gaadhigaba loo soo dhaadhicinayo magaalada barbara ee xarunta gobolka Saaxil.
waxaanu taliyuhu xaqiijiyay in cidkasta oo lug ku laheyd dillka taliyahan sharciga la horkeeni doono
Xogsoormedia.colm
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland
Khadarhoryaal@gmail.com