Tirada Dhimasho iyo Dhaawac Ee Ka Dhalatay Qaraxyo Caawa Lagu Seexiyay Magaalada Baydhaba

0
473

Baydhaba(Xogsoormedia.com):- waxaa sii kordhaya tirada qasaaraha ka dhashay ee uu sababay qarax xoogan oo caawa ka dhacay magaalada Baydhaba Xarunta Maamul goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya.

Qaraxyadan oo laba is xiga ahaa ayaa loo kala adeegsaday gaadhi Noha ah iyo ruux is qarxiyay,labada qarax ayay ugu yaraan inta illaa imika la ogyaha ay ku dhinteen 30 qof oo ay ku jiraan masuuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Koonfur galbeed.

waxaanay Maamulka Koonfur galbeed Caddeeyeen in uu ku jiro dadka ku dhintay Wasiir ku-xigeenkii  hub ka dhigista Maamulkaas.

hadaba halkan ka daawo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here