Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Kulan balaadhan oo maanta lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Sanaag ayaa, masuuliyiintii iyo dadweynihii halkaas isugu yimid waxaa ay soo saareen qaylo dhaan abaareed.
Kadib markii gudida qiimaynta abaaraha loo xilsaaray ee gobolka Sanaag ay soo saareen waxbixin ay ku ku aadan sida ay abaartu u saameysay gobolka Sanaag.
Gudoomiyaha gobollka iyo gudoomiye ku xigeenka ayaa ka warbaahinta uga warbixiyay xaalada abaareed ee wadanka ka jirtaa inta ay leeg tahay
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan
Wariye: Cabdiraxmaan Maxamad Xidig