Jubaland(Xogsoormedia.com) Maamulka Jubaland ayaa Mastaafuriyay Laba Ka Mida Odayaasha Dhaqanka Kuwa Kala Xidhay
Maamulka Jubaland ayaa xabsiga dhigey laba oday dhaqameed, kuwaas oo kala ah: Suldaan Maxmuud Geele iyo Caaqil Cabdulahi Saciid Bile. Maamulka Jubaland ayaa odoyaasha dhaqanka ku eedeyey in ay yihiin al-Shabaab!.
Beelaha ay ka soo jeedan oday dhaqameedyada la xirey ayaa ku eeedeeyey maamulku in uu wado cabburin iyo kelitelisnimo, lala beegsadey beelaha qaar.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Faahfaahintiisa