Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal gashiga Caalamiga ah Dr Muuse Qaasim,ayaa munaasinad uu xilka ku wareejinayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda loo soo magacaabay kaga hadlay halka ay Wasaaradda Ganacsigu kaga jirto dakhli soo saarka dalka iyo kaalinta ay ku leedahay miisaaniyadda Qaranka.
hadaba halkan ka daawo:
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Hargeisa Somaliland