Muqdisho(Xogsoormedia.com):-Dawladda Muqdisho,ayaa xayiraadii ka qaaday ay dalkeeda kaga soo rogtay dhanka duulimaadyada Hawada iyo socdaalada diyaaradaha ee Somaliland,ka dib weerarkii is qarxinta ahaa ee lagu qaaday diyaaradda Daalo oo Garoonka Muqdisho ka kacday.
War Qoraal ah oo ka soo baxay waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada ay ka laabatay go’aankii horey ay kaga qaadatay diyaaradihi tagi jiray magaalada Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland.
Qoraalkan waxaa lagu sheegay in la xaliyay cabashooyinkii yar yaraa ee jiray ee ay qabeen shacabka Soomaaliyeed ee imanay Muqdisho.
Halkan Hoose Kaga Bogo Qoraalkaas Oo Dhameystiran
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland
Khadarhoryaal@gmail.com