Taliyihii Laanta Socdaalka Ee Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday Mid Kalena Loo Soo Magacaabay

0
311

Hargeysa(Xogsoormedia.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa  xilka ka qaaday Taliyaha laanta socdaalka Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf, ka dib markii  uu qawaday waajibaadkiisa shaqo.

Wasiirka Arrimaha gudaha ayaa  Taliyaha cusub ee laanta socdaalka Somaliland uu u soo magacaabay  Taliyihii hore ee laanta socdaalka  Mr. Maxamed Cismaan Caalin oo loo yaqaano (Dayib) oo xilka laga qaaday bishii April 2012-kii.

 

Taliyaha shaqada laga fadhiisiyay Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf, ayaa isaguna xalay HCTV u xaqiijiyay in xilkii laga qaaday, h

Wasiirka Arrimaha Gudaha, ayaa sharciyan magacaaba  Taliyaha laanta socdaalka. Xilka qaadista Taliyihii laanta socdaalka Somaliland Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf, ayaa ku soo beegantay iyadoo danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Nairobi Maxamed Cali Ameeriko  uu socdaal aan ujeedadiisa la garaynin ku yimid Somaliland oo uu ku dhex mushaaxayay magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera muddo todobaad ah, oo aanay  laanta socdaalku waxba ka qabinin. Taasi oo rayul caamka bulshaddu aad u

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland 

Khadarhoryaal@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here