Hargeysa(Xogsoormedia.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay niskii dambe isku shaandheyn ka sameeyay illaa 18 masuul oo ka tirsnaa xukuumadiisa.
Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed xalay ka soo baxay qasriga madaxtooyadda,waxaanu u qornaa sidan:-“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa (xalay) Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3830/022016 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan. MADAXWEYNUHU:
Markuu Arkay:Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka; Markuu Arkay:In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan Wasaaraddaha, iyo Gobolada, Markuu Ka Fiirsaday:Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo; Markuu Ku Qancay:Inay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;
Wuxuu go’aansaday
Xogsoormedia.com Hargeysa Somaliland
|
Maareeyaha Madbacadda Qaranka |
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland Oo Xalay Isku Shaandheeyay Golaha Xukuumadda,Magacyadda Wasiirro Iyo Maareeyeyaal Xilalkii...