Hargeysa(Xogsoormedia.com) Marka Hore waan idin salaamaya dhamman dadka akhyaarta qalinmaalka ah, iyo dhammaan intiina ku xidhan warbaahinta qaybaheedka kala duwan.
Waxaan qalinka iyo warqada isu dulsaaray oo igu kalifay in aan qoro maqaalkan, ka dib markii aan akhristay maqaal dhawaan ku soo baxay wargeysaka Waaheen Maqaalka, oo aanay soo saarayayaasha wargeysku sawirkiisa mooyaane aanay magaciisa ku xusin.
Maqaalkan oo ahaa mid sitoosa loogu aflagaadaynaayay masuulka mida masuuliyiinta qaranka Somaliland, taasina ay mid dhab ahaantii laf jab ku ah cida masuulka ka ah ee soo saaraha ka ah wargeyskaas aan korka ku soo xusay.
Hadaba aan hada hoos ugu daadagno dulucda iyo ujeedada Maqaalkeena:
Tix wargeyska Waaheen, cadadkisa 1782 ee so baxay Isniin Feb 1/ 2016 maqaalka cinwankisu yahay Muuse Biixiyow Kaa Dheer Codka Alaybaday
Hadaba hadii uu Wargeyska Waaheen u badheedhay & hadii u bilaa magac ku ogolaaday in shaqsi weerar lagu aflagaadeyo.
Cali Gobanimo waxan leeyahay Daad & Duufaan midna lama horjoogsado isa soo cadee Ninka hor istaagi kara codka Alaybadayow Mida kale waligeedba waxa Galool & Baho isku raacaan ayaa ahaa Talada saxda ah ee Cabdala Abokor Muusena anaa horkacaye is hoqtaag adigoo garan waa ah
Qorraa: Muj C Kariim Sh Axmed Sh C Raxm Sh Xasan yare
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland