Hargaysa(Xogsoormedia.com)- Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China .
Wasiir Waran-cadde iyo Xunbaha Waftida ayaa Ka Wadahadlay Sidii Loo Sii Xoojinlahaa Xidhiidhka Saaxiibtinimo iyo Horumarka Labada Dal,
Iyadoo Labada Dal ee China Iyo Somaliland uu ka dhaxeeyo xidhiidh saaxiibtinimo oo guun ahi .
Shirkan Ayaa wasiirka Arrimaha Gudaha Waxaa Ku Wehelinaayey Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamad Muuse
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland
Khadarhoryaal@gmail.com