Hargeysa(Xogsoormedia.com) -Qaar kamida taliyayaasha ciidamada booliska Somaliland ayaa iska fogeeyay eedaymo uu u soo jeediyay Sheekh Maxamad Macalin Cabdi Carab.
Sidaasna waxaa ay taliyayaashu ku sheegeen shirjaraa,id oo ay maanta ku qabteen magaalada Hargeysa waxaanay sheegeen inaanay waxba ka jirin wararkan uu sheekhu sheegaya.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan