Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada warshadaha Somaliland Mudane Shuceyb Maxamad Muuse ayaa kulan lagu dardargalinaayo wada shaqeynta wasarada iyo warshadaha la qaatay mulkiilayaasha warshadleyda.
Kulankan oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka wasaarada warshadaha Somaliland,ayaa mid ku soo dhamaaday guul iyo is afgarad.
Halkan Hoose Kaga Bogo