Hargeysa(Xogsoormedia.com) Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja ayaa afka ka xidhay xadhiiga Wariye: C/maalik Muuse Coldoon oo kamid ahaa wariya yaasha ka hawlgala gobolka togdheer gaar ahaan magaalo madaxda burco
Wariye C/maalik Muuse Coldoon ayaa mudo ku dhaw laba todobaad ku xidhn saldhig ka mid ah saldhigyada maagaalada burco ee xarunta gobolka togdheer
Xadhiga wariye c/kariin ayaa lasheegayaa in ay ka danbayso xukuumadu ka dib markii uu waraysiyo la yeeshay dalqal tuyar ku qashay magaalda burco,aabihii laga qashay iyo wiilka ladhashay tayar ee laqashay
Ururka saxafiyiinta Somaliland ee solja ayaa oo iyagu afka ka xidhay xadhiga wariye C/maalik Muuse Coldoon mana cada sababta ay uga aamuseen xadhiga wariyaha ururka saxafiyiinta Somaliland ee solja oo iyagu war baahinta Somaliland u qaabilsan kobcinta saxafiga iyo ka dagaalanka tacadiyada lagu hayo saxaafada Somaliland
Mudooyinkii u danbeeyay ayaa ururka saxafiyiinta Somaliland ee solja kaga mashquuleen sidii miisaaniyada sanadkani loogu darilahaa iyo shaqooyin gaar aha ku waasi oo masuulinyiinta ururka soljana ay ku hawlan yihiin qaybsashada miisaniyadaasi loogu daray sanadkani ururka saxafiyiinta Somaliland ee solja
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland