Hargeysa(Xogsoormedia.com)-Wasiiradda Wasaaradaha Maaliyadda Samsam Cabdi Aadn C iyo Xanaanada Xoolaha Cumar Sheekh Maxamed ayaa maanta waxaa ay gurmad biyo dhaamisa gaadhsiiyeen dad xoolo dhaqato ah oo ay abaar ba,ani ku habsatay, dadkan oo degen degmooyin iyo deegaano hoos yimaada, gobolka Maroodijeex.
Degmooyinkan iyo deegaanadaas oo ay badi yaalaan dad xoola dhaqato ahi, waxana deegaanadaas biya dhaamiska loo sameeyay ka mida ,Dhaboolaq iyo deegaamo hoos yimaada Faro-wayne iyo Dawga-cad iyo deegaano kale oo tiro badan.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan