Halkan Ka Daawo: Agaasimihii Hore Ee Idaacada BBC-da Maxamad Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Xerada Ceel-Cada Ee Gobolka Gado.

0
370

Kenya(Xogsoormedia.com) Agaasmihii hore ee Idaacada BBCda Laanta Afka Soomaaliga Maxmed Cabdilaahi Xasan Rabaax,ayaa isaga oo ka qayb qadanaya barnaamijka dood wadaag ah oo ka baxay Idaacada KTN ee dalka Kenya wax uu sheegay in Weerarka lagu qaday Ciidanka Kenya ee gudaha Soomaaliya Jooga uu ahaa mid naxriis daro ah oo Al-Shabaab ay ooga dan lahaayeen in ay ku niyada jabiyaan shacabka iyo Ciidamada Kenya.

Sidoo Kale waxa uu ka hadlay weerarkii Xeebta Liido

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here