Halkan Ka Daawo: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Safar Ugu Baxay Dalka Itoobiya.

0
325

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Agaasimaha guud ee wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Mudane Maxamad Cilmi Xuseen Iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta safar ugu baxay dalka Itoobiya.

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Dhan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here