Halkan Ka Daawo: Dadweynaha Reer Maydh Oo Waxqabasho La’aan Ku Dhaliilay Wasaarada Caafimaadka Somaliland Cabasho Balaadhana Ka Muujiyay Xarunta Bisha Cas Ee Degmada Maydh
Maydh(Xogsoormedia.com) Dadweynaha ku dhaqan degmada Maydh ayaa Waxqabasho La’aan Ku Dhaliilay Wasaarada Caafimaadka Somaliland,cabasho balaadhana ka muujiyay Hay’ada Bisha Cas xarunta ay ku leedahay degmada Maydh.