Halkan Ka Daawo:Wasiirada Madaxtooyada Iyo Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Shaaciyay Go,aamo Kasoo Baxey Shirkii Madaxweynaha Somaliland Maanta La Qaatey Laamaha Dawlad.

0
323

Hargeysa(Xogsoormedia.com)-Madaxwaynaha Jamhuuradda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xarunta qasriga Madaxtooyadda kulan kula qaataya badi  Masuuliyiinta xilalka ka haya Xukuumadiisa, waxaana kulankan ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa qiimaha shilinka Somaliland .

Waxana Kulankan Siwada jira uga warbixiyay wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamad Warancade.

Halkan Hoose Kaga Bogo 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here