Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamad Warancade oo maanta xarunta wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ku qabtay shirjaraa,id ayaa digniin adag u diray dadka ajaanibta ah ee wadanka ku jooga sifada sharci-darada ah
Halkan Ka Daawo: Warkaas Oo Faahfaahsan