Soo Dhaweynta Musharaxa Cali Mahdi Xuseen Oo Ah Musharixinta Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Aheyd Midaan Loo Kala Hadhin

0
313

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Cali Mahdi Xuseen oo ah musharixinta golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ,isaga oo in mudo dalka dibadiis jiray.

Waxaana garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay boqolaal qof oo ka mida tageerayaashiisa, iyo waliba baabuur tiro badan oo ka qayb qaadanayay soo dhaweyntiisa oo badankooda lagu dhajiyay Istiikaro uu sawirkiisa iyo astaantiisuba ay ku yaalaan.

Waxaanu Musharax Cali Mahdi Xuseen kula hadlay warbaahinta garoonka diyaaradaha isaga oo mahadnaq balaadhan u jeediyay dhamaan dadweynihii halkaas ku soo dhaweeyay.

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

Khadarhoryaal@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here