Hargeysa(Xogsoormedia.Com):Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax Ayaa Faahfaahin Ka Bixiyey Faro galinta Dowlad Somalia Ay Ku Hayaan Dowlada Somaliland.
Hadalkana waxaa uu gudoomiye ku xigeenka koobaad ka sheegay mar uu maanta warbaahint kula hadlayay xarunta golaha wakiilada Somaliland .
Cali Khaliif goobtaasi waa laga saaray ciidamada Somaliland-na waxay tageen dalkoodii ,arrinkaasi shirar ayaa laga galay oo wado hadaladii ayey ku jireen xasan sheekh arrinteena in uu soo faro-galiyo ma aha, inana in aynu faragalino ma aha.
Halkan Ka Daawo Muuqaalkaas Oo Dhamaystiran