Hargeysa(Xogsoormedia.com) Badhasaabka gobolka Buuhoodle ee Somaliland Mudane Cismaan Ciise Maxamad ayaa maanta jawaab adag u diray badhasaabka gobolka Galmudug ee dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya,oo maalintii shalay sheegay in Somaliland looga baahan yahay inay ka soo qayb gasho,shirka gobolada Soomaaliya,uga socda magaalada Kismaayo.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan