Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) : Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Axmed Cabdi Falay Oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Tahriibayaasha Itoobiyaanka Ah Ee Maalintii Dhaweyd La Soo Sabata Bixiyay ee ay gacanta ku hayaan.
Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan.
Wariye : Cabdiraxmaan Maxamad Xidig