Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka tirsan golaha wakiilada ayaa difaac adag ka galay in madaxweynaha Somaliland maalinta barito wax su,aalo ah la waydiiyo.
Madaxweynaha Somaliland oo maalinta barito khudbad ujeedinaya labada aqal ee golaha guurtida iyo wakiilada.
Mudaneyaal wakiillada ka tirsan ayaa fadhigii maanta ee golaha ka soo jeediyay in mudaneyaasha loo ogolaado inay madaxweynaha khudbaddiisa iyo xaaladdaha waddanka su’aalo ka waydiiyaan, balse mudaneyaal muxaafadka ah ayaa arrintaasi ka soo horjeestay kuna dooday in la dhegaysan doono, balse aan waxba la waydiin doonin.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan