Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah isbahaysiga garabka KULMIYE ee qaadacay shirwaynihii KULMIYE iyo Musharixiinta loo doortay in ay xisbiga KULMIYE uga tartamayaan Musharixiinta Jagooyinka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka ee Xisbiga KULMIYE
Waxaa kale oo uu sheegay in garabkoodu ay wali yihiin KULMIYE isla markaana ay haystaan taageerayaal tiro badan oo garabkooda raacsan.
waxaa kale oo uu sheegay in KULMIYE ay yihiin kana tirsan yihiin Xisbiga isagoo mesha ka saaray hadal hore uga soo yeedhay masuuliyiinta KULMIYE oo sheegay in aanay Xisbiga KULMIYE ka tirsanayn wax la yidhaahdo Isbahaysi oo aanay aqoonsanayn.
hadaba halkan ka daawo Xuseen Axmed Caydiid oo arrimahaa ka hadlaya
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland